Qaraxyo caawa ka dhacay bartamaha Boosaaso & Booliska Puntland oo ka hadlay

Labo qarax oo la sheegay in loo adeegsaday bam gacmeedyo ayaa caawa ka dhacay nawaaxiga Garoonka ciyaaraha magaalada Boosaaso. Sidoo kale goobta bamka lagu tuuray ayaan wax badan ka fogeyn Hotel Jaabir oo ay ka socotay xafladda daahfurka diiwaangelinta doorashada oo beri lagu qabanayo Boosaaso. Booliska Puntland oo War kasoo saaray weerarkan Bambaano ayaa sheegay … Continue reading Qaraxyo caawa ka dhacay bartamaha Boosaaso & Booliska Puntland oo ka hadlay